Masuuliyiin kormeeray Dhismaha Laamiga u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye (Sawirro)

Waxaa heer gabogabo ah maraya dhismaha laamiga dheer ee isku xira magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye oo mudo dheer socotay, waxaana dhismaha laamigaasi gacanta ku haya Injineero u dhashay dalka Turkiga. Wasiirka Warfaafinta, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ay wehliyaan masuuliyiin iyo saraakiil ciidan ayaa kormeer u tagay dhismaha Laamigan si ay usoo … Continue reading Masuuliyiin kormeeray Dhismaha Laamiga u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye (Sawirro)